Qalab ay aad ugu bogeen una Iibsadeen Lamaanayaal kala fog fog oo lasoo saaray

Shumiska ama dhunkashada fog waa aalad dhawaan aad looga iibsado suuqyada Shiinaha. Waxay adeegsadaha u sahlaysaa inuu fogaan ka dhunkan karo lammaanihiisa jaceylka ee meel aad ugu durugsan ama shisheysa ku nool. Waxaana la yiraahdaa Remote Kiss. Shumiska waa astaan naxariis iyo gacaltooyo ka tarjumaysa. Qalabkan ayaa si kastaba, qofka uu lammaanihiisu ka fog yahay … Continue reading Qalab ay aad ugu bogeen una Iibsadeen Lamaanayaal kala fog fog oo lasoo saaray